Buug ay Nolosheeda ka qortay Haweeney Caan ah oo Malaayiin qof iibsadeen !!

Buug ay nolosheeda ka qortay Xaaska Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Michelle Obama ayaa noqday mid si waali ah loo iibsaday, waxaana buugan durba kasoo xarootay Malaayiin dollar. Buugan oo la qoray shan bilood kahor ayaa hada noqday midka loogu iibsiga badan yahay dalka Mareykanka, waxaana buugan la shaaciyay in ay hada iibsadeen dad ka badan … Continue reading Buug ay Nolosheeda ka qortay Haweeney Caan ah oo Malaayiin qof iibsadeen !!